(Akhriso) C/wali Gaas oo soo saaray Wareegto lagu magacaabay taliye cusub

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa taliye cusub u magacaabay ciidanka loo bixiyay xasilinta ee u xil-saaran sugidda amniga caasimadda Garoowe. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha oo ku taariikhaysan 11 November ee ku beegan Axadda maanta ah  ayaa taliyaha ciidanka xasilinta loogu magacaabay G/sare Cabdixamiid Maxamed Dirir oo sidoo kale ah taliyaha ciidanka PSF … Continue reading (Akhriso) C/wali Gaas oo soo saaray Wareegto lagu magacaabay taliye cusub